Shirkada Dahabshiil motors Hyundai ayaa ka mid aheyd shirkada bandhiga kasoo qeybalay isla markaasna ah taaba-galiyaha u wayn bandhiga gaadiidka muqdishu.
Waxay kasoo qeybgalayaasha iyo madaxdaba kusoo dhaweeyeen baabuurta casriga ah ee hyundai.
#MAE2020 #